DHAWAAN FILO'.

Our website is under construction. We'll be here soon with our new awesome site, subscribe to be notified.


BARASHADA AQRISKA IYO QORISTA

Akhriska iyo qoraalka ayaa muhiim u ah waxbarashada iyo barashada diinta islamka

Arabic Courses Standared

KOORSADA  BARASHADA AQRISKA IYO QORISTA WAXAY KA KOOBANTAHAY :-

MUSTAWAHA 1aad  maxaad ku baran doontaa

  • 28 xaraf oo loo yaqaanno حروف الهحاء
  • Xarfaha isku eg eg dhawaq ahaan.
  • Xarfaha isku eg eg dhigaal ahaan
  • Qaabaka ay uqormato hamzadu
  • Kor dhigga ,hoos dhigga iyo godka.

Yaaka faa’iidaysanaya

  • Cidkasta oo daneynaysa barashada quraanka iyo carabiyadda.

Tilmaamaha kooraskan

  1. waa mid ay ka faa,iidaysan karto qof kasta dhalintee rabto hajirtee
  1. )waxaad ku baran doontaa waqti kooban in shaa allah
  1. waxay wadataa layliyo kor uqaadaya fahamka aqriska iyo qoristaada
  2. waxaa loo diyaarshay hab fudud.
  3. waxaad baran doontaa  macnaha kalimooyin carabiya oo ku'imaan doona layliyada
  4. markaad dhamaysato kooraskaan, fahamtana waxaad awood u yeelanaysaa in aad si sax ah wax u aqriso in shaa allah.


Falcelinta Ardada

Mr dooyow

how to starting

Bushro Baashi

carabiga ina barto rabaa

Bushro Baashi

wan ka hela carabiga

Bushro Baashi

carabiga

ciise cabdiwali

carabi in aan barto baan rabaa

Mr Abdulahi Hussein

Guduumiyaha guud Akademiyada qaamuus


Certificate Training of trainers TOT

Related Courses