Qaamuus Events
Hel siminaaro kooban oo sare u qaayada xirfadda aqooneed iyo middada ganacsi
August 12th 2023
2:45:22 am
Hal-abuurka Ganacsiga
Bilkasta ganacsiyo cusub ayaa suuqa kusoo biiro balse 60% waxaa kuyimaado fashil 3sano kadib. Hadaba sidee kuqiimeynkartaa fikradaada ganacsi inay tahay mid sax ah ?
Dr Abdirahim Ismail
(halabuure ganacsi) G.Golaha sare ee akaadeemiyadda Qaamuus
October 1st 2023
5:20:00 pm
Sidee ugu guuleesan kartaa tartanka suuqa ee dhanka ganacsiga
inta badan ganacsatada waxay kasheegtaan in sifudud loo sameeyo , ( loo koobiyeeyo ) ganacsigooda
Dr Abdirahim Ismail
(halabuure ganacsi) G.Golaha sare ee akaadeemiyadda Qaamuus
December 27th 2023
7:42:00 am
Basic Of Accounting
Basic accounting concepts used in the business world cover revenues, expenses, assets, and liabilities. These elements are tracked and recorded in documents including balance sheets, income statements, and cash flow statements.
Qaamuus Academy
Qaamuus e-learning academy