GENERAL PATHOLOGY
Pathology waa qayb qaybaha ugu muhiimsan ee culuumta caafimaadka asaasiga ah oo la tacala asbaabta xanuunka u keena xubnaha kala duwan ee jirkeena , ama bani aadam
- Chapter I Cell injury, adaptation and death
1 Cashir [ 01:38:00]
- Chapter II Inflammation and tissue repair
1 Cashir [ 01:02:00]
- Chapter III - Disorders of the immune system
2 Cashir [ 2:50:00]
- Chapter IV Fluid and chemistry disorders
3 Cashir [ 03:56:00]
- Chapter V Genetic related disorders
1 Cashir [ 02:12:00]
Faahfaahin Dheeri ah
Pathology waa qayb qaybaha ugu muhiimsan ee culuumta caafimaadka asaasiga ah oo la tacala asbaabta xanuunka u keena xubnaha kala duwan ee jirkeena , ama bani aadam ha kasbado ama ilahay amarkii ha noqoto, asbaabahaas iyo qaabka ay jirka wax uga badalaan iyo calamadaha jirka kasoo if baxa, waa waxa koraskan uu ku saabsan yahay
Ujeedka guud koraska:
- In ardyga u fahmo waxa laga wado pathology iyo muhiimada u leeyahay cilmigaan.
- In ardyga u fahmo qaybaha pathology u ka kooban yahay si gaar ahna basic pathologiga.
- In ardygu u barto qaabka u cilmigaan u adeegsan karo kuna dabakhi karo shaqadiisa cusbitaalka (Clinical correlation).