Naqshadeynta Ganacsiga

si aad uhormariso ganacsikaaga ama aad uqiimeeso fikradaha ganacsi ee kaguuxaayo maskaxdaada kooraskan waa hagaha iyo jiheeyaha hal abuurayaasha ganacsi

BUSINESS Standared

kooraskaan wuxuu kaasaacidi doonaa 

1- inaad naqshad dhameystiran usameeso ganacsikaaga ( business model canvus)

2- hirgalinta fikraha ganacsi ee ka guuxaayo maskaxdaada 

3- in fikradaada ganacsi ama ganacsikaaga uu noqdo ( mid kuguuleesto tartanka suuqa)



Falcelinta Ardada

SALAD SHIRE MOHAMUD

well designed course 👏👏

Farhia Jama

Waa course aan wax badan ka faaiday Sh. Abdiraxiiin ilaahay hakaa abaal mariyo aqoon badan baad noo saaidisay
$15
10hr
No Certified
11 Cashir
Daawo Markasta

Dr Abdirahim Ismail

(halabuure ganacsi) G.Golaha sare ee akaadeemiyadda Qaamuus


MBBS, candidate MD Ophthalmology , Member project management institute USA , Candidate MD for entrepreneurship ., melano- university

Related Courses