0
Days0
Hours0
Minutes0
SecondsHal-abuurka Ganacsiga
Bilkasta ganacsiyo cusub ayaa suuqa kusoo biiro balse 60% waxaa kuyimaado fashil 3sano kadib.
Hadaba sidee kuqiimeynkartaa fikradaada ganacsi inay tahay mid sax ah ?
Kulanka hal- abuurka habeenka sabtiga 21.07.2023 07.00pm ( live on qaamuus academy) waxaa Marti ku ah :
🎙Dr-abdirahim ismaaciil oo ah G.g sare ee akaadeemiyadda qaamuus, ahna halabuure iyo lataliye dhanka mashaariicda .
Si aad ugu faaidesato casharada halabuurka iyo mashaaricda laxiriiro fadlan kusoo biir