Picture of the author

0

Days

0

Hours

0

Minutes

0

Seconds

Sidee ugu guuleesan kartaa tartanka suuqa ee dhanka ganacsiga


Sidee ugu guuleesan kartaa tartanka suuqa ee dhanka ganacsiga

(140)Intermediate 2
Seminar : sidee ugu guuleesan kartaa tartanka suuqa ee dhanka ganacsiga ?             inta badan ganacsatada waxay kasheegtaan in sifudud loo sameeyo , ( loo koobiyeeyo ) ganacsigooda .   seminarkan waxaad kubar doontaa 
1-    fahamka suuqa iyo macaamiisha
2-    sidee uga soocnaan kartaa ganacsiyada kale 
3-    layli : waa maxay qiimaha ( value proposition ) ganacsikaaga 
soo jeediye : dr Cabdiraxiim ismaaciil cabdiraxmaan ( M.B.B.S, MBA- Entreprenuership , certified applied marketing , TOT Araak- saudia arabia )
G.G sare ee akaadeemiyadda qaamuus , ahna hal-abuure ganacsi
 $0-FREE
Af-somali
standard
01:02:00

Dr Abdirahim Ismail

(halabuure ganacsi) G.Golaha sare ee akaadeemiyadda Qaamuus